Browse and download our factsheets in Somali

For some people, it is necessary to use continence products such as pads, pants, catheters, urine drainage bags or bedding protection products to manage their condition. For some people, the continence products may be needed long term. Consequently, the cost of these products becomes very expensive, putting unreasonable pressure on the household budget.

Dadka qaarkiis, waa lagama lagama maarmaan inay isticmaalaan qalabka celinta saxarada sida fayadhowr, kastuumo, kaadi celiye, boorsooyinka qaada kaadida ama qalabka sariirta lagu xafido si loo ilaaliyo xaalladeeda. Dadka qaarkiis, qalabka celinta saxarada ayaa laga yaabaa in loo baahdo mudada dheer. Sidaas darteed qiimaha qalabkani wuxuu noqdaa wax aad qaali u ah, oo saaraya cadaadis dhaqaalaha qofka. 

A continence clinic or the National Continence Helpline can provide you with contact details for suppliers of continence products. They can also provide you with information about your eligibility for funding schemes, which may assist with the ongoing costs of purchasing and replacing continence products.

Rugta caafimaadka ee qaabilsan celinta saxarada ama Khadka Caawimada Celinta Saxarada Qaranka ayaa ku siin karta faahfaahinta kuwa bixiya qalabka celinta saxarada. Waxay kaloo ku siin karaan macluumaad ku saabsan xaq u yeelashadaada mashruuca kharaj ku bixinta, kaas oo laga yaabo inuu ka caawimo macluumaadka kharajka joogtada ah iyo bedelida qalabka celinta saxarada. 

Note: An assessment by a continence nurse advisor is recommended to ensure that you or the person you are caring for uses the most appropriate continence product, including the correct fit and application of the product.

Ogsoonow: Qiimaynta kalkaalisada La-talinta celinta saxarada ayaa lagu talinayaa si loo xaqiijiyo in adiga ama qofkaad daryeelaysaa ay isticmaalaan qalabka ugu fiican ee celinta saxarada sida le’ekaanshaha, iyo habka isticmaalka badeecada.

There are various funding schemes available for continence products funded by the Australian Government. These schemes have differing eligibility criteria and funding allocations, and it is important to note is that you may be eligible to apply for government funding through several schemes. Australian Government funding schemes are open to all Australian citizens who meet the eligibility criteria, regardless of which state of Australia they live in.

Waxaa jira kharaj lagu bixinayo mashruucyo lagu helli karo qalabka celinta saxarada oo ay kharajkiisa bixinayso Xukuumada Australia. Mashruucyadani waxay leeyihiin shuruuda kala duwan iyo siyaalla lacag loogu bixiyo, waana muhiim in la ogaado in aad adigu xaq u leedahay inaad dalbato kharaj u qoondaynta xukuumada adoo ku dalbanaya mashaariic kala duwan. Xukuumada Australia mashruucyadeeda kharajbixintu way u furan yihiin dhamaan muwaadiniinta reer Australia kuwaas oo buuxinaya shuruudaha, iyada oo aan ku xirnayn dawlad goboleedka ay kaga nool yihiin Australia. 

There is also a range of state/territory government funding schemes available. For more information please contact the National Continence Helpline 1800 33 00 66. If you have any English language difficulties you can contact the Helpline by using the telephone interpreter service. Call 13 14 50. At first, a person will answer the call in English, name the language you speak and wait on the phone. You will be connected to an interpreter who speaks your language, then tell them you want to call the National Continence Helpline on 1800 33 00 66. Wait on the phone to be connected and the interpreter will assist you to speak with a continence nurse advisor. Telephone interpreter services are provided free of charge to you.

Waxaa kale oo jira mashruucya kale oo xukuumada dawlad goboleedka/territoriga oo kala duwan oo la helli karo. Macluumaad intaas ka badan fadlan la xiriir Khadka Celinta Saxarada Qaranka oo ah 1800 33 00 66. Haddii aad qabto dhibaata luqadeed waxaad la xiriiri kartaa Khadka Caawimada ee adeega afcelinta telefoonka. Wac 131 450. Ugu horrayn, qof ayaa ku jawaabi doona Ingiriis, magacaw luqada aad ku hadasho ka dibna telefoonka ku sug. Waxaa lagugu xiri doona mutarjum ku hadla afkaaga, ka dibna u sheeg inaad doonayso inaad wacdo Khadka Celinta Saxarada Qaranka oo ah 1800 33 00 66. Ku sug telefoonka in lagugu xiro waxaana ku caawimi doona mutarjum si aad ula hadasho Lataliyaha Kalkaalisada caafimaadka. Adeegyada afcelinta telefoonka waxaa lagu bixiyaa lacag la’aan.

0

Last Updated: Fri 30, Jul 2021
Last Reviewed: Tue 17, Mar 2020