Browse and download our factsheets in Somali

Celin la'aanta saxaradu waxa weeye iyada oo ay kaa da'aan, si aan ku talagal ahayn, kaadida iyo xaarku. Hayn la’aanta saxaradu waxay saamaysaa dhamaan dadka dhaqankay doonaan ha ahaadeene, laakiin caadi maaha. Akhbaarta wanaagsanise waxa weeye hayn la’aanta saxarada waa la daaweyn karaa. Boggaan waxaad ka helli kartaa macluumaad lagu tarjumay afka Soomaaliga oo kaa caawimaya inaad barato dabeecada kaadi haysta iyo malawadka. Xaashiyaha xaqiiqada ayaa lagu tarjumay afkaaga. Haddii aad jeclaan lahayd inaad dhegaysato macluumaadka, riix bottonka maqalka.

Incontinence is the unwanted and involuntary leakage of urine or faeces. It affects people from all cultures and it is not normal. The good news is incontinence can be treated, and in many cases cured. On this page you'll find information translated in Italian to help you learn more about healthy bladder and bowel habits. Fact sheets are translated in your language. If you would prefer to listen to the information, click on the audio buttons.

Maqal

Omar Mahamud

"Celin la’aanta saxaradu waxay noqon kartaa dhibaato yaxyaxle ah, sidaas oo ay tahayna 4tii qofba 1qof ayaa dhibtaas la kulma Australia. Kelidaa ma tihid. Caawimo ayaa la heli karaa. La hadal dhakhtarkaaga ama wac Khadka Caawimada Celinta Saxarada ee Qaranka tel: 1800 33 00 66."

"Incontinence can be an embarrassing problem, yet 1 in 4 people living in Australia experience it. You are not alone. Help is available. Speak to your doctor or call the National Continence Helpline on 1800 33 00 66."

 

0

Last Updated: Thu 24, Jun 2021
Last Reviewed: Sun 29, Mar 2020