Other languages

Macluumaadka hayn la’aanta kaadida Soomaali

Information on incontinence in Somali

Khadka Caawinta Cesashada Qaranka: 1800 33 00 66

Haddii aad dhibaato ku qabto afka Ingiriiska la xiriir Khadka Caawimada iyaga oo isticmaalaya adeega ku tarjumida telefoonka oo ah 131 450. Sii nambarkayaga oo ah 1800 33 00 66.

If you have English language difficulties contact the Helpline by using the telephone interpreter service on 131 450. Give them our 1800 33 00 66 number.

Wac hadda 131 450.

Khariidada musqusha dadweynaha

Celin la’aanta saxaradu waxa weeye iyada oo ay kaa da’aan, si aan ku talagal ahayn, kaadida iyo xaarku. Hayn la’aanta saxaradu waxay saamaysaa dhamaan dadka dhaqankay doonaan ha ahaadeene, laakiin caadi maaha. Akhbaarta wanaagsanise waxa weeye hayn la’aanta saxarada waa la daaweyn karaa. Boggaan waxaad ka helli kartaa macluumaad lagu tarjumay afka Soomaaliga oo kaa caawimaya inaad barato dabeecada kaadi haysta iyo malawadka. Xaashiyaha xaqiiqada ayaa lagu tarjumay afkaaga.

Incontinence is the unwanted and involuntary leakage of urine or faeces. It affects people from all cultures and it is not normal. The good news is incontinence can be treated, and in many cases cured. On this page you’ll find information translated in Somali to help you learn more about healthy bladder and bowel habits. Fact sheets are translated in your language. If you would prefer to listen to the information, click on the audio buttons.

“Celin la’aanta saxaradu waxay noqon kartaa dhibaato yaxyaxle ah, sidaas oo ay tahayna 4tii qofba 1qof ayaa dhibtaas la kulma Australia. Kelidaa ma tihid. Caawimo ayaa la heli karaa. La hadal dhakhtarkaaga ama wac Khadka Caawimada Celinta Saxarada ee Qaranka tel: 1800 33 00 66.” Omar Mahamud

(“Incontinence can be an embarrassing problem, yet 1 in 4 people living in Australia experience it. You are not alone. Help is available. Speak to your doctor or call the National Continence Helpline on 1800 33 00 66.”)

What is incontinence?

Resources

Hubinta kontaroolka kaadi-haysta Bladder control check up
Ilowga Iyo Kaadi Heysta Iyo Kontoroolka Mindhicirka Dementia and bladder and bowel control
Nocturia—Aadida Musqusha Habeenkii Nocturia – going to the toilet at night
Kaadi-haysta kacsan iyo degdegga Overactive bladder and urgency
Ilmo Inaad Dhasho Ma Rajeynaysaa? Expecting a baby?
Tababarka Loogu Talagalay Du Marka Ee Muruqyada Sagxada Misigta Pelvic floor muscle training for women
Booskiisa Ka Dhicida Prolapse
Tababarka Muruqa Sagxada Miskaha Ee Ragga Pelvic floor muscle training for men
Dhibaatooyinka Kaadiheysta Iyo Prostate The prostate and bladder problems
Isku-kaadinta carruurnimada Bedwetting in childhood